Golaha Wakiilada Somaliland oo laga Jaray Mushaaraadka ay ku lahaayeen Maamulkaasi.

0
63

Jowhar (Isnaay Radio)- Fadhiga Golaha Wakiillada Somaliland ayaa markii saddexaad kooram la’aan u baaqday maanta, xilli ay Golaha hortaallo miisaanniyad sannadeedkiii 2024-ka oo uu dib ugu celiyey madaxweynaha maamulkaas Muuse Bixi Cabdi.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdiwali Axmed Hilowle.