Wasaaradda Ganacsiga Hirshabelle Oo Gabdhaha Ugu Baaqday Barashada Tiknolojiyada.

0
124

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maxamed Yuusuf Colow wasiirka ku xigeenka wasaaradda ganacsiga Maamulka Hirshabeelle oo ka hadlayay madal ay ku qalin jabinayeen ilaa dhowr 20 gabdho ah kuwaa oo bartay aalada computer-ka si gaar ah computer sofwer ayaa amaanay in gabdhaha soomaaliyeed ay diirada saraan barashada computerka.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.