Wasaarada Howlaha Guud KG Oo Awaamiir ka Soo Saartay Dhulalka Danta Guud.

0
23

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaarada Howlaha Guud,Dib udhiska iyo Guryaynta Dowlada Koonfur Galbeed ayaa Sharciyeynayso dhamaan Dhulalka Danta Guud Ee Gobalka Shabellaha Hoose,Wasaarada ayaa Awaamiir Ku Aadan Dhulalka fartay dadka degan gobolka shabeelaha Hoose gaar ahaan Degmada Baraawe taas oo ah in ay sharciyeeystaan Dhulalkooda.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.