Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Baabi’iyay Dalagyadii ku Beernaa Jowhar.

0
89

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Daadkii ka dhashay Roobka guga iyo fatahaadaha wabiga shabeelle oo isbiirsaday ayaa baabi’iyay dalagyadii ku beernaa dhul beereedka magaalada jowhar iyo deegaanada ku Xeeraan.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.