Tababar ku saabsan Arrimaha xalka waara oo laga daahfuray Jowhar.

0
79

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Aqoon isweydaarsigan ay Maanta Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle ka daah furtay wasaaradda qorsheynta xukuumada faderaalka Soomaaliya ayaa ahaa mid lagu baranayay qorshaha xalka waara ee lagu doonayo in malaayin barakacyaak soomaali ah wax loogu qabto madaama ay xaalad adag ay wajahayan.

waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.