Olole lagula dagalamayo cudurada ku dhaca xoolaha oo laga sameeyay Baladweyne

0
92

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dr Axmad Cabdullaahi Muxumed oo kamid ah dhallinyarada baratay cilmiga xoolaha ee ku nool magaalada Baladweyne ayaa baaris bilaash ah iyo wacyegelinta cudurada ku dhaca xoolaha u sameeyay xoola dhaqatada ku nool deegaanada hoosyimaada magaalada.

waxaa soo jeedinya : – Cabdicasiis Xasan.