Shirka golaha maamulka iyo Horumarinta kaluumeysiga oo ka Furmey Dhuusamareeb.

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda kalluumeysiga iyo dhaqaalaha bulluuga ah ee xukuumadda soomaaliyaa ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin ka socotay wasaaradaha kalluumeysiga iyo kheyraadka badda maamul goboleedyada dalka.

waxaa so jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.