Sare ukac ku Yimid Qiimaha La iibiyo Dalaga Galeyda Suuqyada Jowhar.

0
210

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo ay jiraan fatahaado uu sameeyay wabiga shabeelle ee mara Gobolkani shabeellaha dhexe kuwaasi oo cagta mariyay dalagyadii u beernaa beeraleyda Gobolkani.

sare ukac xoogan ayaa xiligan laga dareemaya suuqyada lagu Iibiyo dalaga ka soo go’a Jowhar gaar ahaan dalaga galeyda.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi Huseen.