Adeeg Caafimaad lacag la’aan ah oo loo sameeyay ardayda Jaamacadda Umadda

0
65

Jowhar­- ( Radio Isnaay )- Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka XFS iyo maamulka jaamacadda Ummadda ayaa si wada jir ah u daah-furay Barnaamijka baarista indhaha oo si bilaash ah loogu fidinayo qaar ka mid ah ardayda Jaamacadda.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibraahi.