Roob Kada’ay Jowhar oo Saameeyay Dugsiga Shiikh Xasan Barsane.

0
97

Jowhar­- ( Radio Isnaay )-  Axmed Cabdi Maxmauud maamulaha dugsiga hoose dhexe iyo sare ee sheikh xasan barsan oo la hadlaya radiyaha isnaay ayaa ka warbixiyey saameyenta roobabki guga ee maalinti shalay ka da ay magaaladajowhar ay ku yeesheen dugsiga sheikh xasan barsane.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdi Fitax Axmed Maclow