Ku dhawad 100 arday oo munaasabad qalin jebin ah loogu qabtay Gurceel.

0
77

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Masuliyiin ka tirsan Mamulka Degmada Guriceel ayaa ka qeyb galaay munasabad ay ku qalin-jabinaayen ku dhowaad 100 arday oo ka baxaay dugsiga Sare.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.