Madax Katirsan Hey’adda Socdaalka Dalka oo Shir uga qeybgalay Dalka Nayjeeriya.

0
78

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa magaalada Abuja ee dalka Nayjeeriya uga qeyb galay kulan aqoon is-waydaarsi ah oo socday muddo sadax maalmood ah.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.