Jowhar¬- ( Radio Isnaay ) – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kuwait Mudane Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowaa ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xusaayey maalinta Afrika oo fiidnimadii xalay ka dhacday caasimadda dalkaasi.
Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Axmed.