Wasaaradda Arimaha Diinta Hirshabeelle oo magacaawday Golaha Majmaca Culimada Shabelaha Dhexe.

0
28
Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowladda Hirshabelle Mudane Sheekh Abuukar Xasan Cali Maqaney, Ayaa Magacabay Golaha Majmaca Culimada Gobolka Shabelaha Dhexe.
Xubnahan uu Wasiirku Magacabay ayaa gaaraya illa iyo 23 Xubnood.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdiacsiis Xasan.