Munaasabad Lagu Dhiirigalinaayay Arday Baratay Cilmiga Computer ka oo Lagu Qabtay Buula burte.

0
86

Jowhar (Radio isnaay)-In ka badan 15 arday oo dhameeysatay Barashada Cilmiga computer-ka isla markaana ka aflaxday iskuulka Al-nasri ayaa munaasabad qalin jibineed lagu qabtay degmada Buulo-burte ee Gobalka Hiiraan.

waxa soo jeedinaya: Cabdi Casiis xasan.