Barnaamijka xal-u-helida Barakacayaasha Oo Lagu Qabtay Muqdisho.

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho yuusuf Xuseen Madaale ayaa daah-Furay barnaaijka qorshaha xal u helid barakac yaasha ku nool gobolka banaadir iyadoona ay ka qeyb galeyn masuuliyii ka tirsan dowlada.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim.