Wasaarada Gargaarka Hirshabelle oo kulan looga hadlayay arimaha Fatahaadaha ku qabatay Magaalada Beledweyne.

0
37

Jowhar- ( Radio Isnaay ) -Wasaarada Gargaarka Maaraynta iyo Musiibooyinka Dowlada goboleedka Hirshabelle ayaa kulan Deg deg ah oo looga hadlayay arimaha Fatahaadaha Gobolka Hiiraan ku qabatay Magaalada Beledweyne ee Xaruunta gobolka hiraan

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibraahim