Nabadoonada Shabeellaha dhexe oo ka Hadlay Colaad beleedyada ka jira Gobolka.

0
72

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegnaada gobolka shabeellaha dhexe waxaa ku soo badanaayo mudooyinkii ugu dambeeyay colaad beeleed waxaana ka dhasha qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

waxaa soo jeedinaya : – cabdiweli Axmed.