Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddiga ganacstada Degmada Cadaado iyo masuuliyiinta ururrada bulshada degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa lacag gaaraysa 20 kun oo dollar waxaa ay ku wareejiyay dad k hanti beelay dab 19-kii April 2024 ka kacay gudaha degmada Cadaado.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo cali.