Xujeydii ugu horeysay oo Muqdisho ka baxay oo gaaray Sacuudiga.

0
117

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta dowladda FS mudane Mukhtaar Roobow iyo mas’uuliyiin kale ayaa sagootiyey xujeydii ugu horeysay ee sanadkan gudanaya waajibaadka xajka, iyagoo ka ambabaxay magaalada Muqdisho.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi Xuseen.