Xaalad dhanka nolosha ah oo soo wajahday barakacayaal ku nool Jowhar.

0
129

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Tan iyo markii uu Roobka guga ka Curtay Deegaanada Gobolkani shabeellaha dhexe gaar ahaan Magaalada Jowhar Waxaa Sii Lixaadsaday Saameynta ay Daadadka Roobka ku yeesheen Bulshada ku Nool Caasimadda Hirshabeelle Gaar ahaan kuwa Danta Yar.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahro Cabdi Xuseen.