James Swan Oo Mar Kale Loo soo Magacaabay Wakiilka UN Ee Soomaaliya.

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay  ) -Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Salaasadii u magcaabay James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka inuu noqdo sii hayaha ergeyga gaar ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, isaga oo sidoo kalena hoggaamin doonaa xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOM.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.