Madaxweyne Xasan Sheekh oo ubax dhigay taallada SYL.

0
78

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xuska maalinta Dhalinyaradda Soomaaliyeed ee 15-ka May Awgeed waxa uu Ubax dhigay Taalada SYL oo lagu xasuusto dhalinyaradii gobonimo u dirirka ahaa ee SYL.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.