Munaasabadda xuska maalinta dhallinyarada oo Jowhar lagu qabtay.

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Jowhar ayaa maanta lagu qabtay Xuska Maalinka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL oo 81 jirsatay.

Gudoomiyaha Degmada Jowhar ahna Duqa Magaalada Cismaan Maxamed Muqtaar Baareey ayaa ka qeyb galay Munaasabadda xuska maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ee SYL oo maanta lagu qabtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.