Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir oo dil toogasho ku xukuntay Sayid-Cali.

0
30

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka kiiska Sayid-Cali Macalin Daa’uud iyadoo ku xukuntay dil toogasho ah.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.