Madaxweynaha Hirshabeelle oo hambalyo udiray Dhalinyarada Soomaaliyeed.

0
24

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa fariin hambalyo iyo dhiirogelin ah u diray dhallinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan dhallinyarada Hirshabeelle iyadoo 15-May ay ku asteysan tahay maalin u gaar ah dhallinyaradeenna.

waxaa soo jeedinaya ; – Cabdicasiis Xasan.