Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo Baxreen uga qeyb galay Shir Muhiim ah.

0
29

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa kaga qeybgalay magaalada Manama ee Caasimadda Boqortooyada Baxreen, Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Golaha Jaamacadda Carabta oo gogol-xaar u ah Shir madaxeedka Carbeed, meertadiisa caadiga ah ee 33-aad.

waxaa soo jeeedineysa : – Xaliimo Cali.