Wasaaradda Beeraha Hirshabelle oo kormeertay tuulooyiinka ay saameyeen Fatahaada.

0
50

Jowhar – ( radio Isnaay ) – Mas’uuliyiin ka Socotay Wasaaradda beeraha iyo Waraabka Dowladda goboleedka Hirshabelle ayaa Waxa ay kormeer ku tageen Tuulooyin hoosyimada Magaalada Jowhar kuwaaasi oo ay saameysay Fatahaadda Wabiga Shabeelle.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo cali.