Wasaaradda Arimaha dibadda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyey go’aankii DFS ee Xafiiska UNSOM.

0
70

Jowhar – ( radio Isnaay ) – Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa dhammaadkii sannadkii hore ku guuleysatey in dalka deynta laga cafiyo, cunaqabateynta hubkana laga qaado, kadib markii la dhameystiray hannaankii barnaamijyadaasi looga baahnaa.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan