Tartan Qur’aan Aqris Ah oo lagu soo gaba gabeeyay Hargeysa.

0
45

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Diinta Iyo Owqafta somaliland ayaa tartan aqrinta quranka karimka ah ugu so gabagabeysay magaalada hargeysa ee maamulka somaliland

Cabdi xakin maxamed muuse agaasimaha waaxda horumarinta iyo tacliinta wasarada diinta iyo owqafta somaliland iyo gudoomiyah gudiga tartanka Sheikh adan maxamed ayaa warbahinta u sharaxay Ujeedoyinka tartankan.

waxaa soo jeedinaya : – cabdifitax Axmed.