Madaxweyne Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Ugaas Yuusuf

0
54

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo maanta lagu caano shubay deegaanka Dahara Ugaas ee hoos-taga Degmada Halgan ee Gobolka Hiiraan.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.