Isku Shaandhen lagu Sameeyey Golaha Wasiirada maamulka KGS

0
76

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed
Laftagareen ayaa Magacaabis iyo isku shaan dheyn ku sameeyay xubnaha Gollaha
Wasiirada DKGS Warqad dikreeto ah oo kasoo baxday xafiiska madaxweynaha
ayaa lagu sheegay in isku shaandheenta goalaha wasiirada xiligan tahay mid u
muhiim ah geedi socodka howlaha maamulka kgs.

Waxaa SooJeedinaya :- Cabdi Fitax Axmed Maclow.