Dhismaha Jaamacadda Warsheikh oo heer Gabo gabo ah maraya.

0
88

Dhismaha jaamacada sheikh university oo ka kooban qeybaha kalaha duwan ee waxbarshada ayaa heer wanagsan marya gudiga wadda dhismaha jaamacada sheikh iyo maamulayaasha degmoyinka berber iyo sheekh ayaa si isku mid ah bulshada ugu baaqay in ay ka qeyb qaatan dhameystirka dhismaha jaamacada sheikh ee magaalada sheikh.

Waxaa soo jeedinaya : –Cabdi Fitax Axmed Maclow.