Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Hirshabelle Oo Ku Baaqday In la joojiyo Jarista Dhirta.

0
102

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa hirshabelle Hassan Axmed Cusmaan oo Radio Isnaay La hadlaya ayaa ka,warbixiyay  ahmiyada ay leedahay  badqabka dhirta deeganka waxa uun cod sare ugu baaqay dhamaan bulshada deeganada hirshabelle in aay ka qeyb qaatan ln ay jooiyaan jarista dhirta.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdi Fitax Axmed Maclow.