Qoysas danyar oo deeq raashiin loogu qaybiyay Kismaayo.

0
35

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland ,Hay’adda barakacayaasha iyo qaxootiga Jubbaland iyo Maamulka Dowladda hoose ee degmada Kismaayo oo is kaashanaya ayaa gudaha magaalada Kismaayo ka bilaabay qaybinta deeq raashin ah taas oo la gaarsiinayo ilaa 25000 oo qays .

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.