Dhageysiga Kiiska Sayid Cali oo ku eedeysan in uu gubay xaaskiisa oo mar kale dib loo dhigay.

0
36

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maalintii seddaxaad dhageysatay kiisa Eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan in gubay xaaskiisa.

waxaa soo jeedinaya :- Cbadicasiis Xasan.