Madaxweyne Xasan oo rajo wanaagsan ka muujiyay in horumar laga gaari doono xadgudubka Itoobiya.

0
53

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha JFS ayaa ka hadlay xadgudubka dowladda Itoobiya ay ku hayso madaxbanaanida, gobnimada,midnimada dalka iyo dadka Soomaaliyeed, isagoo sheegay in wali ay rejo ka qabaan in horumar laga gaari doono qadiyada ku saabsan xadgudubka Itoobiya.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.