Kalluumeysatada gobolka Banaadir oo sheegay inay korortay tirada dadka ay qaaday badda.

0
83

JOwhar – ( Radio ISNAAY ) – Gudoomiyaha iskaashatada Kalluumeysatada ee  gobolka Banaadir kamaal Maki Aweys ayaa sheegay inay baddu kacsan tahay xilligaan.

waxaa soo jeedinaya _ Cabdicasiis Xasan.