Hay’adda SODMA oo la wareegtay gargaar loogu talagalay dadka danyarta ah

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdille, ayaa kulan la qaatay Safiirka Isku-tagga Imaaraadka Carabta Danjire Axmed Jumca Al-rumeysi.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.