Ra’iisul Wasaare Xamse oo bogaadiyey horumarka ganacsi ay gaareen Soomaalida ku nool Kenya.

0
66

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa bogaadiyey horumarka baaxadda leh ee dhanka ganacsiga ah ee ay gaareen Soomaalida ku nool Kenya, gaar ahaan magaalada Nairobi.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.