Munaasabad lagu daahfurayay Xafiiska Qareenada Hirshabeelle oo lagu qabtay Jowhar.

0
61

Jowhar- (Isnaay Radio):-  Munaasabad lagu Daah-furayay Xafiiska Qareenada iyo latalinta arrimaha Sharciga ee Muuse Cadde law ayaa lagu qabtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka HirShabeelle.

Munasabdda Waxa ka soo qeyb galay Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Shabeellaha Dhexe,  Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka, Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle iyo Marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Halima Ali Ibrahim.