kulanka Dib eegista xeerka Caruurta oo lagu Qabtay Hargeysa.

0
115

Jowhar-(Isnaay Radio):-  Wasaaradda Shaqa Galinta Iyo arimaha qoyska somaliland ayaa magaalada hargeysa ku qabatay shirka dib u eegista xeerarka caruurta kaasi oo aay ka qeyb galeen hay’adaha arimaha caruurta sharciyada iyo xaquuqda aadanaha waxana shirka lagu falanqeyey sidii loo dardar galin lahaa meelmarinta iyo ansaxinta xeerka caruurta oo baarlamanka somaliland la horgeyey

agaasimaha guud ee wasaaraddda shaqa galinta iyo arimaha qoyska xasan Ow Aden ayaa warbahinta u sheegay in xeerka xaquuqda caruurta uu waxbadan tari doono caruurta somaliland
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdifatah Axmad Maclow