Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo kala saxiixday heshiisyo muhiim ah.

0
34

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya heshiisyo is-afgarad oo ku saabsan dhinacyada, Arrimaha dibedda, Nabadgalyada, Dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarashada iyo arrimaha adeegga Bulshada.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.