SODMA oo soo saartay digniino la xiriira fatahaado ka dhasha Roob la filayo

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA oo soo saartay digniin ayaa sheegtay in tobanka casho ee soo socota ee 07da – 16ka bisha May 2024ka in ay suuragal tahay in ay ka dhacaan fatahaado isugu jira kuwo ka yimaadda wabiyada iyo togaga soo rogmada, kuwaas oo aadka u saameeyndoona qaar ka mid ah degmooyinka dalka Sida; Dolow, Luuq, Buaale, Jilib, Baletweyn, Bulaburde, Jalalaqsi, Mahaday, Jowhar, Balcad iyo qaarkale oo wabigu uusan marin.

waxaa soo jeedinaya  – Maxamed Nuur.