Sare ukac Laga Dareemaayo Qiimaha Dahabka suuqyada Dhuusamareeb.

0
50
Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sare ukac xoogan laga dareemaya Qiimaha Dahabka ee lagau iibiyo suuqyada magaalada  dhuusamareed ee caasimada galmudug Halkii gram ee dahabka   ayaa maraya wax kabadan $70 Dollar halka uu bilo ka hor marayey 1Gram $60 Dollar.
Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.