Soomaaliya iyo Muritaaniya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal.

0
69

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Macallin Fiqi ayaa Khamiista kulan doceed la yeeshay dhiggisa dalka Muritaaniya intii lagu guda-jiray kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda oo ay uga gogol-xaarayeen Meertada shir madaxeedka 15aad ee Islaamka oo ay martigelinaysay Caasimadda dalka  Gambia ee Banjul.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.