Taliska Booliska Soomaaliya Oo Sharciyo Cusub ka soo Saaray gadiidka Shaqaalaha Dowladda.

0
71

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Taliska Ciidanka Boliska Soomaaliyeed ayaa go’aano ku soo rogay dhamaan shaqaalaha dowldda.

Afhayeenka Boliiska Soomaaliyeed Cabdifitax Xasan Aadan ayaa warbaahinta usharxay go’aanada ku qotama wadista gawaarida.

waxaa soo jeedinaya : – cabdiftax Axmed.