JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Korontada oo aad muhiim u ah bani’aadankana aysan ka marmaamin isticmaalkeda ayaa geysata dhaibaatooyin badan oo iskugu jira Naf iyo maalba.
Magaalada Dhoobley oo mudooyinkii u dambeeyay samaysay hormar dhan waliba ah ayaa waxaa kamida hormarada Magaaladu samaysay dhinaca korontada.
waxaa soo jeedinaya : – Cbadicasiis Xsan.