Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada G/Sh/Dhexe Oo ku Baaqay In La joojiyo Tahriibka.

0
66

  Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Gudoomiyaha ururka dhalinyarada gobolka shabeellaha dhexe Fartuun Aadan Xeefow oo wareeysi siisay radio isnaay ayaa sharaxad ka bixsa heerarka tahriibka dhalinyarada gobolka shabeellaha dhexe waxaana waxa ayne sheegtay in ay wacyigelin u sameeyeen dhalinyarada .

Waxaa SooJeedinaya:- Abdi Fitax Ahmed .