Sare ukac kuyimid Qiimaha kalluunka Suuqyada Kismaayo.

0
79

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Suuqyada lagu kala iibsada Kalluunka magaalda Kismaayo ayaa sare u kacay ka dib markii ay bilawadeen Roobabka.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.